Lamaaha Amaanka Somaliland Oo Xoriyadiisii U Soo Celiyey Dabcasar + [Dalka Oo Laga Musaafurinaayo ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Booliska Somaliland waxay xabsiga kasii daayeen Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xaaji
oo ku magac dheer Dabcasar kaddib markii ay dhawaan kasoo xidheen Hotel uu ka deganaa magaalada Hargeysa.

IMG_4F92CE-972F8A-4E5AFD-C6BC4B-CBD12B-997D99

Xogo la helaayo ayaa la sheegay in laamaha amaanka ay isla maantaba Dabcasar la geeyey laanta socdaalka ee Somaliland ayaana si dib loogu celiyo halkii uu ka yimid oo ahayd waddanka Maraykanka.