Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Yeeshay Madaxda Haaya’dda Shaqaalaha Dawllada Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen + Muuqaal

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta gudida sare
ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo ka kooban qeybaheeda kala duwan ee Hay’adda shaqaaluhu ka kooban tahay, la qaatay kulan la xidhiidha sidii loo dar-dargelinlahaa loona tayeyn lahaa shaqaalaha Dawladda.

Markii kulanku soo dhamaaday waxa saxaafadda la hadlay gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda, Mudane Sharmaake Axmed Muxumed Geelle, waxaanu yidhi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan