WALIGAY WAN KU JECELAHAY AMA I NECBOW AMA HAY NEC BAAN. WALAAHI IFKAAN KUUGU JECELAHAY. ADUUNYADA.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland
Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa isku shaandhayn ku sameeyay Shaqaalaha Wasaaradiisa.
Isku shaandhayntan ayaa saamayn ku yeelatay Masuuliyiin aan xilalkooda la taaban jirin kuwaas oo muddo dheer soo hayay boosaska ay fadhiyeen, halka uu kuwo kalena soo dalacsiiyay.

IMG_606821-0399FB-F70C77-185840-4EA70D-AFEE88

26196351_541746086172070_1832435130283745705_n