Deg Deg] :- Wasiirka Qorsheynta Somaliya Oo Iminka Ka Hadley Ujeedka Safar Uu Ku Jooga Somaliland ” In Aan Imaado Wax Ii Diidayaa Ma Jirto ..” + [Muuqaal ]

Badhqn (Salaanmedia.com)_ Wasiirka Wasaarada qorsheynta Somaliya Muddane Jamal Maxamed Xasan ayaa
waaa uu markii ugu horeysay uu ka hadley ujeedka safar uu ku joogo magaalada Badhan ee gobalka Sanaag ee Somaliland

https://www.youtube.com/watch?v=lPkhp6YxXxQ

Wasiirka oo goor dhaweyd la hadley laanta afka Somaliga ee Idaacada BBC-da waxaa uu sheegay in uu halkaasi u joogo sidii uu caawimo u soo gaadhsiin lahaa dadka ku nool deeganada gobalka Badhan

Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in safarkiisa ay ku wehelinayaan masuulyiin iyo xildhibaano ka tirsan maamulka Puntland isla markaana waxaa uu carabka ku dhuftey in aaney jirin cid u diideysa in uu imaado gobaladaasi maadama oo ay yahiin dhul Soomaliyeed waa sida uu hadalka u dhigaye