Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Shaacisay Magac 23 Qof Oo Ku Guulaystay Imtixaanka Ay Dhawaan Ka Qaaday.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland ayaa ku dhawaaqday muwaadiniin ku guulaystay 21 shaqo oo ka banaan Hay’adda shaqaalaha Dawladda.

26169979_1428901697221265_3964377731905423077_n-150x150

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa ku dhawaaqday guulaystayaasha shaqooyikaas oo tiradoodu ka kooban tahay 23 qof maadaama toban qof ay isku kaalin ka galeen (kaalinta 13aad ilaa ta 23aad) imtixaankii la qaaday, sidaas darteeda waxa ay qaadatay tobankaas qof iyaga oo isku duuban halkaasna ay tirade la qaatay ku noqoto 23 qof halkii markii hore ay ka ahayd 21 qof.

26169979_1428901697221265_3964377731905423077_n