Jeegaani is above the law. Suldaanki hadlayna warren xadhiga ayaa loo soo jaray. Caqilki gadhiga hubka ah lagu qabtayna waa la si dayaay. Dhanke ayaay cadaldu jirtaa.

IMG_7804Xukumada cusub ee Muse bixii loo magacabay in ay dalka cadalada ku soo celiso.ay qurux badan umada waxa deeqaa waa cadalad iyo siinaan hadii inta la waayo dadku wu iska hor imanaya. Waayo waxaan inta u leyahay. Nin caqilka ah oo dadki in ay nabada ka taliyan oo nabadagalyada ka shaqeeyan loo dooratay in u isagu hubka isgu dhibo oo waliba isagu gadhigisa ku qadaa waa ayaan daro ku soo korodhay qarankan waa wax ku cusub Somaliland iyo umada somaliyeedba. Waayo madaxfhaqameedku waxaay ku suntan yihiin in ay nabadgalyada iyo wada nolashaha umada ka shaqeeyan oo geed dheer iyo bid gabanba u fuulan sidi dadku nabad ugu wada noolaanlahayn waxa cumamada lo saray ee canaha logu shubay waa ka talinta nabadgalyada iyo wada nolashaha bulshada. Waxaa loo bahanyahay in madaxdhaqameedka Xaydamki ay lahayn lagu soo ceesho se waxaa la yab leh Dawladda ninki umada isku hubaynayay ee Gacanta lagu dhigay in ay ayadu sii dayso oo faraha ka qado marka dawladu ma ayaada hubka u soo dhibtay. Waa in arinta laga hadla. Nin suldana oo suldan hadlay u jawaabay Warren xadhiga ayaay u soo gooysay. caqilki hubka lagu qabtayna way si daysay. Cesh qiyasak. Sharcigu mala wixii jeegaanta ka tirsan ma qabto ee dadka inta kale ayu qabta. Ma waxaad na ledihin jeegaan is above the law Dadweynaha Ayaan su’aasha uga tagayaa.