Madaxweyne Xili Aad jawaabtid ma tagniid hawlaha ku hor yala awgood iyo xaladaha so kordhay. Wax ka qabadkooda ayaa loo bahan yahay ee loma bahna jawaab

Waxan madaxweyneha la magacabay ee Muse bixii kula talin laha. in u  durfaha yala iyo kuwa soo kordhay waxa ka Qabato oo u fuliyo balan qadadii u sameyay ee shacabka Somaliland ugu balan qaday. In aad wax ka qabato. sixiirbararka musqmasuqa kala qaybsnata umada reer Somaliland shaqlanta dhalinyada ku habsatay cafiimad la’anta dalka tala iyo coladaha so biiray inad waxas wax ka qabato. Waxaad tagan tahay biloow marka inad medie so istagto oo ad hadlada xisbiyada mucardka ah ku mashqulto hadaladood ma fiicna waayo arimaha ku kor yala ayaa wax ka qabadkooda lagaga bahan yahay. Isbadal ayaad balan qaday waa laga sugayaa hadi kale ku mashquul abdirahman ciro iyo hadaladisa. campaign ki u dhamaday iyo isu jawabki dadku waxay u bahan yihin isbadal horumar iyo nabad galyo. Madaxweyne ma tagnid xiligi aad ahay Gudomiyaha xisbiga ee manta waxaad tahay madaxweyne qaran marka waxaad lagaga bahan yahay gudashadi xilka madaxweyneninimo hadii Adan gudan karin dadkii ku magacabay dib ugu celi.                 Waa bilahi tawafiq.                                               IMG_7804By Muse Diriye