Somaliland jeegaanta ka weyn Qarnimadu Qabiil ka weyn Dawladnimadu laba ka weyn..30.01.18

Somaliland waa dal baladhan oo ay ku noolyihin 4.5 million dadi oo cid kasta leh waa umad ilahay ku wada abuuray dhulka oo wax isku wada ah waxaay ku wada noolyihin is kashi walaaltinimo iyo nabad.

Waxa kale oo walaaliyay qaranimad oo sababaysa in ay share gareyan nolosha asaasigah ee dawladnimo waa dad haday abaari ku dhacdo dhamantood wada samaynaysa hadu xanuun ku dhaco dhamantood ku dhacayo haday coladi so gadho dhamantood so wada gadhayso Somaliland waa dad ehela oo wax isu wada ah waa 1 nation marka ma aha in lakala sheegto AMA dawladnimada cid gari ku fanto oo sheegta intay tittle la baxan labad iyo sadex reer oo isu tagay qaran ma noqoon karan.

Waxa qaran noqonkara umada oo dhamantood xuquuqdooda wada hesha. Marka Waxan ku talin laha in Somaliland dawladnimadii lagu soo ceesho iyo qaanimadi dadku ku heshiiyen iyo siinaan cadalad waayo umada wax deeqa waa cadalad iyo siinaan somalidu waxaay ku mahmahda dad cadalad wayaay sidii cawsha kala yaac marka waxan odhan laha yan laga tagin cadalada siinaanta iyo xasiloonida madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigenku waa in ay ayagu ka seed yaraadan umada inta kale Somaliland degta waayo waxaay ku fadhiyaan kursigi ugu sareyaay.

Laakin haday kusigina ku fadhiyaan indhadan kurasida kalena waan la qaybsanayna umada inta kale oo waliba ayagu badsadan oo shaqalihi badsadan iyo meel kasto wax ka soo baxan ayagu afka u dhigtan dee cadalad iyo dawladnimo ma noqonaysa.

Marka waxan madaxweynaha la magacabay ee muuse biixi iyo madaxweyne ku xigenka wixii ee reerkinu heli lahayn umada ka qatan ee dalkan xuquda ku leh siiyaa oo dalka cadalada iyo siinaanta ku soo ceesha.                              IMG_7804

Waa bilahi tawafiq.

Gacal_q@hotmail.com