Golaha Guurtida Somaliland Oo Soo Jeediyey In La Kala Diro Kominshanka Doorashooyinka ” Kuwan Dal Laguma Aamni Karo ..” +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Indho Indho oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida
Somaliland ayaa waxaa uu soo jeediyey in la kala diro todobada xubnood e kominshanka doorashooyinka .

Xildhibaanka ayaa sheegay in guddidaas lagu aamani karin doorasho baarlamaan iyo gole deegan oo ay dalka ka qabtaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=gy-LdkzZZHM