Marwo Faadumo Siciid Oo Eedu Kulul Ku Karbaashtey Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar ” Waa Dilaal ” + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com) Marwo Faadumo Siciid La taliyaha musharax Cabdiraxmaan Ciro ee
arimaha dibada ayaa waxaa ay si kulul uga hadashey kulan dhawaan magaalada Moqdisho ku dhex maray wasiirkii hore ee arimaha dibada Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Raysal wasaare ku xigeenka dalka Somaliya

Marwo Faadumo Siciid ayaa waxaa ay kulankaas ku sifeysay mid khiyamo qaran ah Madaama oo Maxamed Cabdilaahi Cumar yahay sarkaal ka tisan xisbiga Kulmiye iyada oo ku sifeysay Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar mid dilaalaya wada hadalada Somaliland iyo Somaliya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=SqBQiXl8dvw