TALIYE CALI SUGULE KAAHIN OO GACANTA KU SOO DHIGAY GACAN KU DHIIGLE WALAALKII DIL U GEYSTAY DULEEDKA MAGAALADA BURCO

FB_IMG_1518793423133

Burco (Salaanmedia.com)_ G/lle. Cali. Sugule kaahin. Ayaa saaka. Gacanta ku soo dhigay. Gacan ku dhiigle. Dil. U geystay. Walaalkii.

Gacan ku dhiiglahan oo lagu soo qabtay. Tuulada qudhac dheer oo 7 k mitir. U jirta magaalada. Burco. Isla markaana. Ay. Ciidanka booliska. Xaafada. Koosaar. Ee uu. Taliyaha ka yahay. G/Le. Cali. Sugule kaahin ay u soo taxaabeen. Dhinaca. Saldhiga dhexe ee magaalada. Burco

Gacan ku dhiiglahan ayaa. Dil fool xun ilaahay ku sababay. Walaakii. Oo uu la dhashay.