Burco (Salaanmedia.com) Siyaasi. Saleebaan ibraahin oo todobaadkii. Dhawayd sheegay inuu ku dhawaaqi doono maamul goboleed. Hadii aanu madaxweyne muuse biixi xilka ka qaadin. Sacad Cali shire iyo. Baashe jaamac. Ayaa. Xalay saqdii dhexe xabsiga loo taxaabay. Isla markaana. Gurigiisa lagagala baxay.
Hadaba. Siyaasi. Saleebaan. Ibraahin oo hada aan la ogayn meel jaan iyo cidhib la geeyay. Ayaa xakay saqdii dhexe abaaro. 2:00. Habaynimo. Ay. Ciidamada. Boolisku. Kala baxeen. Gurigiisa oo ku yaala magaalada. Burco.