WASIIRKII HORE EE WASAARADA CAAFIMAADKA. DR SALEEBAAN XAGLO TOOSIYE OO MAR LABAAD LAGU XIDHAY QAYBTA BOOLISKA BURCO ISAGA OO WATA LABA GAADHI OO LAND CRUSSER AH.

images

Burco (Salaanmedia.com)_ Wasiirkii. Hore. Ee. Wasaarada caafimaadka. Dr. Saleebaan xaglo toosiye. Ayaa. Xalay. Saqdii dhexe. Lagu qabtay. Kaantaroolka magaalada Burco. Isla markaana loo soo taxaabay dhinaca Qaybta. Booliska isagoo. Wata. Laba gaadhi oo noocoodu. Yahay. Land Crusser. V.8 Nooca. U qaalisan

Dr. Saleebaan xaglo Toosiye ayaa sida ay shabakada salaanmedia.comm ay ugu sheegeen khadka telefanka ilo wareedyo lagu kalsoon yahay.dr. xaglo yoisiye Lagu haystay qadar. Saacad iyo badh ah. Isaga iyo labadiisa gaadhi ee. Land Crusser ka ahba. Xadhigan ayaa ku soo beegmay xili ay xukuumada somaliland. Ku jirtay. Tiro koobka gaadiidka wasaaradaha iyo dawladaba. Hadaba. Si kastaba ha ahaatee. Wasiirkaasi. Hore ee wasaarada caafimaadka ee xukuumadii siilaanyo. Dr. Saleebaan. Xaglo Toosiye. Ayaa. Qadar. Saacad iyo badh ah. Ku sugnaa. Qaybta. Booliska. Burco. Isla markaana. Laga sii daayay. Isla xalayba. Qaybtaasi. Booliska. Burco. Isagoo. Oo. Muraara. Dilaac ah Ka dib markii. Telefeenadu. Is. Waydaarteen. Mudo. Saacad. Ku dhow.

download

Sidoo. Kale. Ma aha. Markii u horaysay ee sidaa loogu soo qabsaday gaadiid noocan oo kale ah. Walow ay jirtay. Mar ka horaysay oo laga soo xidhay. Laba gaadhi oo land crussero ah. Ugu danbayn

Sidoo kale. Mar aanu khadka telefanka ka garaacnay dr saleebaan xaglo toosiye ayaan nasiib wanaag noo suurta galin in telefankiisu. Hawada ka maqnaado awgii

Dr. Saleebaan. Xaglo. Toosiye. Ayaa. U sii jeeday dhinaca. Caasimada. Laas caanood. Ilaa. Degaanka. Buuhoodle.