Waxa shir Balaadhan isugu yimi Beelaha Samaroon iyo Suldaanka Guud ee habaryoonis Suldaan Cisman Suldan Cali 17/02/2018

Waxa shir Balaadhan isugu yimi Beelaha Samaroon iyo Suldaanka Guud ee habaryoonis Suldaan Cisman Suldan CaliIMG-20180216-WA0164

Suldan Madar Suldaan Xirsi Suldan Diiriye shirkaas oo ka dhacay Galbeedka London 15/2/2018 halkaas waxa la iska waraystay xaalada dalka uu marayo abaaraha dalka ka jira iyo Sidii Gacmaha la isu qabsan lahaa oo loo heli lahaa dal iyo dad cadaaladu gaarto dhamaan qodabadii
IMG-20180216-WA0158

shirka looga wada hadlay wax la isku af gartay si wanaagsan iyo in wadajir looga shaqeeyo dhamaan qodabadii la isku af gartay

IMG-20180216-WA0169

IMG-20180216-WA01519

IMG-20180216-WA0121