Baarlamaanka Khaatumo Oo Muddo Kordhin U Sameeyey Madaxweyne Cali Khaliif +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Baarlamaanka Khaatumo oo fadhi ku yeeshay
magaalada Widh Widh ee gobalka Buuhoodle ayaa waxaa ay muddo hal sanno ah ay u kordhiyeen xukuumada madaxweyne Cali Khaliif Galeydh

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=8h1o85LEjnQ