DAAWO: “Waar Waan Ku Toogani Balaakiyow” Xildhibaan Balaaki iyo Faysal Cali Waraabe Oo Fagaare Si Xun Isugu Caayay.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo xildhibaan Cabdillaahi Balaaki oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland ayaa si kulul isugu caayay shir ku saabsan doorashooyinka soo socda oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Halkan Ka Daawo

https://youtu.be/R14sPrDZHpc