Deg Deg ]:- Mooshin Ka Dhan Ah Golayaasha Deeganka Oo La Hor Keenay Golaha Wakiilada Somaliland +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ wakiilada Somaliland ayaa waxaa maanta la hor keenay
mooshin ka dhan ah mayarada dalka kaas oo wax ka bedel lagu sameyn doono codka lagu ridaayo maayarada iyo ku xigeenada dalka .

Mooshinkan oo loo gudbiyey la taliyaha sharciga ee golaha wakiiladu waxaa uu saaka dib ugu soo celiyey xildhibaanada golaha isaga oo sheegay in mooshinkaasi uu yahay mid sharci ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=JFwrN7FXe9A