Bahda Shabakada Salaanmedi Oo Tacsi U Diraya Qoyska , Eheladii , Qaraabadii iyo Bahda Fanka Soomaaliyeed..April 04.18

Burco (Salaanmedia.com)_ Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, waxaa maanta magaalada hargeysa ku geeriyootay alaha u naxariistee fanaanadii waynayd ee Soomaaliyeed SAHRA AXMED JAAMAC

timthumb

Marxuumadda oo xanuunsanaysay todobaadyadii u dambeeyey ayaa maanta tii rabbi utimid isagoo ku geeriyooday magaalada hargeysa.
Masuuliyiinta iyo hawl-wadeenada warbaahinta
Salaanmedia.com
waxaan tacsi u diraynaa eheladii iyo qaraabadii & bahda fanka ay ka baxday Sahra Axmed Jamaac , waxaan marxuumda in uu eebe naxariisti jano ka waraabiyo marxuumadana dhammaanteen samir iyo iimaan ilaahay inaga siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN.