DAAWO: “Haamaha Shidaalka Berbera Raysal Wasaare Khayre Ayaa Sheer Ku Leh” Xildhibaan Naasir Cali Shire.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ah ka tirsan golaha wakiillada Somaliland ayaa sheegay in sherkadda Som Oil ee sheerka ku leh haamaha shidaalka uu leeyahay raysal wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre.