Deg Deg ]:- Ciidanka Booliska Somaliland Oo Iminka Ka Hadley Sababta Loo Xidhay Boqor Buurmadow ” Waxuu Sameeyey Qaran Dumisnimo ..” +[ Muuqaal

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Afhayeenka ciidanka Booliska Somaliland ayaa
waxaa ay waxaa uuwarbaahinta u sheegay sababta ay xukuumadu xabsiga u dhigtey Boqor Buurmadow .

Afhayeenka ayaa sheegay in Boqorku uu ku kacay falal qaran dumis nimo ah isla markaana cadeymaheedii la hayo maxkamadana la hor geyn oo uu mudan doono ciqaabteeda

Sidoo kale Afhayeenka ayaa sheegay in Boqorka lagu soo qabtey waaran qabasho ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=33OiiBmhfII