[Deg Deg] :- Dagaal Goor Dhaweyd Deeganka Fadhigaab Ee Degmada Ceel Afweyn Ku Dhex Maray Laba Beelood Iyo Khasaaraha Ka Dhashey

Burco (Salaanmedia.com)_ Maanta duhur nimadii waxaa
uu dagaal ku dhex maray deeganka Fadhigaab ee oo degamada Ceel Afwen ka tiran laba beelood oo halkaasi wada degan isla makaana kala ah Sacad Yoonis iyo Biciide .
Dagaalka Oo ayaa waxaa uu daba joogaa Dagaalo Soo Noqnoqday Oo Labadaasi Beelood dhex .

tmp_23583-BREAKINGNEWS-1632465492

Waratka ay heleyso shabakada salaanmedia.com ayaa sheegaya in dhawaacyo 4 qof ah la soo gaadhsiiyey magaalada Ceel Afweyn kuwaas oo hal dhinac ka soo wada jeeda , taas oo la sheegay in mid ka mid ahi culus yahay afarta kale na ay fiican yahiin
Ciidamada Qaranka Ee Qaybta Sanaag Kuwa Milatariga Iyo Booliska Ayaa Aad Ua Tacaalaya Xaalada Degaanadan Ceelafweyn Iyo Fadhigaab isla markaana ada kala dhex galay