Deg Deg] :- Fanaanada Sahra Axmed Oo Iminka Hargeysa Ku Geeriyootey

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Ilahay ha u naxariistee waxaa hada
ku geeriyootey cisbitaalka Gargaar ee magaalada Hargeysa fanaanada Caanka ah ee Sahra Axmed , oo mudooyinkii ugu danbeeyey u jiiftey xaalad caafimaad .

IMG_E5721F-E3EBEB-1140E0-5BF410-9FCCBD-7C1499

Dhimashada fanaanadan waxaa shabakada Salaanmedia.com u xaqiijiyey qaar ka mid ah Hawl wadeenada iyo dhakhaatiirta ka hawl gasha cisbitalka Gargaar .