Dhageysiga Dacwadii Nimco Abwaan Qorane Oo Maanta La Soo Gaba-gabeeyay.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa soo gabo-gabaysay dhageysiga dacwada lagu soo oogay Nimco Abwaan Qorane.

daawo-gaybag

Ciidammada booliska ee madaarka cigaal ee magaalada ayaa xabsiga u u taxaabay Nimco Abwaan Qorane iyada oo u safraysay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.
Maalmaha soo socda ayaa lagu dhawaaqi doonaa xukunka Nimco Abwaan Qorane oo in ka badan laba bilood u xidhan xukuumadda Somaliland.