Madaxweyne Muuse Biixi Oo Agaasimayasha Wasaradihii Muhiimka Ahaa Ku Taxay Beeshiisa + [ Akhriso ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo xilka hayay
muddo 120-cisho ku dhaw ayaa ilaa hadda laysla qiray inuu yahay Madaxweynihii ugu qabiilisana ee Somaliland soo mara.

IMG_A58D5D-BA4FA4-46111D-4387C3-68133D-E6EE04

Dhammaan Agaasimayasha Wasaradihii waa waynaa oo ah mishiinka Xukuumadda wuxuu u gaar yeelay beeshiisa uu ka soo jeedo.
1. Aggasimaha guud ee Madaxtooyada
2. Aggasimaha guud Ee caafimadka
3. Aggasimaha guud ee Maaliyada
4. Aggasimaha Guud Maalgashiga
5. Aggasimaha guud ee Shaqada iyo ariimaha bulshada
6. Aggasimaha guud ee qorshaynta qaranka.
Waxaa intaas dheer xilalkii hore u jiray iyo Wasaarado qarsoon oo uu u gaar yeelay Beesha uu ka soo jeedo.