Siilanyo Waa Danbiile Qaran Ee Maxkamad Ha La Soo Taago Muuse Biixi-na Ha Is Casilo ..” Gudoomiye Ciro + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani
Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu ka Hadley heshiiska dekada Berbera oo ay shalay dawlada Imaraadku sheegtay in dawlada Somaliya ogeyd .

Gudoomiye Ciro ayaa arintaasi ku sifeeyey khiyaamo qaran isla markaana waxaa uu sheegay in madaxweyne Siilanyo yahay Danbiile qaranoo ay tahay in maxkamad la soo taago .

Sidoo kale Ciro ayaa madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in deg deg isku casilo dalkan uu ka qabto doorasho madaxtooyo hadii kale-na ay waajib tahay in golayasha qaranku ay ku qaadaan khiyaamo qaran

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=Y_UTsUyyWAM