Siyaasi Cali Sandule Oo Magac Cusub U Bixiyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Cali sandule oo ka mid
ahaa golihii wasirada xukuumada Madaxweyne Siilanyo ayaa sheegay in dalku tabi doono xukuumadii Madaxweyne Siilanyo

Siyaasi Cali Sandule ayaa sheegay in wax qabadkii iyo hawlihii uu soo qabtey madaxweyne Siilanyo isla markaana loo baahnaa in Muuse uu halkaasi ka sii wado uu banjariyey oo aanu waxba ka qabanin isla markaana uu u bixiyeyMuuse Banjariye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=9fApd9nwfzg