Wasiir Maxamed Kaahin Oo Sheegay In Khilaaf Ka Dhex Jiro Xisbiga Waddani , Baaqna U Diray + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka arimaha gudaha Somaliland isla
markaana ah gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye oo maanta ka hadlaayey munaasibad xisbiga Kulmiye qabsadey waxaa uu sheegay in khilaaf maalmihii ugu danbeeyey uu ka jiro xisbiga Waddani

Maxamed Kaahin waxaa uu sheegay in hadii ay xisbiga Kulmiye ay yahiin aaney ku faraxsaneen khilaafkaas balse uu masuulyiinta xisbigaas kula talinaayo in ay ku mintidaan xisbiga .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=ASxiecUWg7o