DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Iminka Ka Hadley Dekaddaha Itoobiya Lagu Wareejinayo Iyo Dagaalka Tuke-raq

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Waxaanu halkan idinku soo gudbin doona hordhaca Wareysi gaar ah oo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo uu saaka siiyey Telefishanka qaranka dalkiisa.
Madaxweynaha ayaa wareysigan kaga Hadley arrimo ay ka mid yahiin dekadood oo ku yaalla Soomaaliya oo ay Itoobiya maal-gashan doonto iyo dagaalka Tuke-raq ee Somaliland Iyo Puntland, waxana uu sheegay in labada dhinac uu mar walba si toos ah dagaalkaas joojintiisa kagala hadley.

Halkan Hoose Ka Daawo Hor-dhaca Wareysigan: