Akhri: Saamiga Beelaha Ee Agaasimayaasha Maamulka Iyo Lacagta Ee Wasaaradaha Iyo Hay’addaha Dawladda Somaliland.

Muse_Bixi_Cabdi_SL-President-1-150x150

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Saamiga beelaha ee agaasimayaasha maamulka iyo lacagta ee wasaaradaha iyo hay`addaha dawlada ayaa 47 isugu jira wasaaraddo iyo hay’addaha kale ee dawlada ay ku leeyihiin beelaha habar awal 27 taas oo u dhiganta 59%.
Agaasime waaxeedka maamulka iyo lacagta ayaa ah kuwo horseed u ah musuqmaasuqa hadheeyay dawlada, waxaanay arintani muujinaysaa inay beeshaasi haysato awooda maamul ee miisaaniyada dalka gaar ahaan wasaarada iyo hay`addaha kale ee ugu dhaqaalaha badan, agaasimayaashani waxa kale oo qayb laxaad leh ka yihiin shaqaalaha wasaarada ama hay`ad waliba qaadanayo.
Wasaaraddaha
No Magaca Wasaaradda Reerka
1 Maxamed Cismaan Dube W. Arimaha Gudaha H. Awal/ Sacad Muuse
2 Aniisa Xuseen Cali W. Gaashaandhiga H. Awal/ Sacad Muuse
3 Xasan Cabdi W. Beeraaha H. Awal/ Sacad Muuse
4 Ismaaciil Haybe W. Ganaciga, Warshadaha iyo Dalxiiska H. Awal/ Sacad Muuse
5 Xamda Yuusuf Aadan W. Shaqo galinta iyo Arimaha Bulshada H. Awal/ Sacad Muuse
6 Yuusuf X. Axmed Maxamuud W. Diinta iyo Awqaafta H. Awal/ Sacad Muuse
7 Mowliid Gaboobe W. Xidhiidhka Golayaasha iyo Dastuurka H. Awal/ Sacad Muuse
8 Maxamed Ismail W. Madaxtooyada H. Awal/ Sacad Muuse
9 Xuseen Xasan Cabdi W/ maaliyada AG/ ku xigeen H. Awal/ Sacad Muuse
10 Farxiya Dubad W. Waxbarashada H. Awal Cise Muuse
11 Jaamac Cabdi Cismaan W. Gaadiidka iyo Wadooyinka H. Awal/ Ciise Muuse
12 Cabdillaahi Ibraahim Maxamuud W. Boosaha iyo Isgaadhsiinta H. Awal/ Ciise Muuse
13 Asad Maxamed Maxamuud W. Maaliyada Habar Jeclo/ Maxamed Abokor
14 Cabdirisaaq Xasan Jibriil W. Macdanta iyo Tamarta Habarjeclo/ Muuse Abokor
15 Cismaan Jaamac Cabdillaahi W. Qorshaynta Qaranka Samaroon/ Jibriil Yoonis
16 Xasan X. Maxamuud Muxumed W. Warfaafinta Samaroon/Reer Nuur
17 Cabdikariim Barako W. Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Samaroon/ Habar Carfaan
18 Maxamuud Jaamac Dhahar W. Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga Harti/ Warsangeli
19 Axmed Maxamed Cali W. Biyaha Harti/ Warsangeli
20 Suhuur Maxamed Cabdillahi W. Deegaanka iyo Horumarinta R. Miyiga Garxajis/ Ciidagale
21 Cabdiqani Xasan Axmed W. Arimaha Dibada Garxajis/ Ciidagale
22 Hodan Maxamed Xasan W. Caafimaadka Harti/ dhulbahante
23 Sharmaarke Maxamed Saalax W. Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryaynta Warsangeli
24 Muna Ibraahim Cumar W. Cadaalada Madigaan
25 Wali Lama Magacaabin W. Maalgashiga
Baarlamaanka, Maxkamada Sare iyo Hay`addaha Madaxa Banaan
26 Faaisa Sh. Maxamed Axmed Golaha Guurtida H. Awal/ Sacad Muuse
27 Farax Ibraahim Gamuute Golaha Wakiilada H. Awal/ Sacad Muuse
28 Sahra Ismaaciil Maxkamada Sare H. Awal/ Sacad Muuse
29 Amaal Cabdiraxman Hayadda Shaqaalaha H. Awal/ Sacad Muuse
30 Faadumo Jaamac Ibraahim Hanta dhawraha Guud H. Awal/ Sacad Muuse
31 Maxamed Aadan Maxamed Xeer ilaaliyaha Guud H. Awal/ Sacad Muuse
32 Hibo Ciise Dhawrista Tayada H. Awal/ Sacad Muuse
33 Hodan Axmed Shiil Dib udejinta iyo Barakacayaasha H. Awal/ Sacad Muuse
34 Ismaaciil Burco Gudida Qandaraasyada H. Awal/ Sacad Muuse
35 Siciid Jaamac Hay`adda Wadooyinka H. Awal/ Sacad Muuse
36 Maymuuna Caydiid Ducaale Xisaabiyaha Guud H. Awal/ Sacad Muuse
37 Xaliimo Cabdiraxmaan Ka hortaga Aafada iyo Kaydka Raashinka H. Awal/ Sacad Muuse
38 Amran Cabdi Ismaaciil Baanka H. Awal/ Ciisu Muuse
39 Cismaan Timawayne Hay`adda Dekada Somaliland H. Awal/ Ciise Muuse
40 Cismaan Maxamed Cabdi Hayadda Duulista iyo Madaarada Habar jeclo/ Muuse Abokor
41 Saynab Ciise Cabdi Garyaqaanka Guud Harti/ Warsangeli
42 Xamda Saleebaan Daahir Afqarshe Gudida Maamul HIV/AIDS Harti/ Dhulbahante
43 Cabdiraxmaan Siciid Guddida doorashooyinka Qaranka Harti/ Dhulbahante
44 Cabdikariim Cabdillaahi Cumar Madbacada Qaranka Samaroon/Maxamed Case
45 Cabdirisaaq Waysaale Maamul Wanaaga Arab/ Subeer Celi
46 Hana Cabdi Daa`uud Xuquuqul Insaanka Ayuub
47 Rooda Abdilahi Wakaaladda Biyaha , Hargeisa Habar awal/ Sacad Muuse
Habar Awal 27 , Sacad Muuse 22 , Ciise Muuse 5 , Habar Jeclo 3 , Muuse Abokor 2 , Maxamed Abokor 1 , Harti 7 , Warsangeli 4 , Dhulbahante 3 , Samaroon 4 , Garxajis/ Ciidagale 2 , Arab 1 , Ayuub 1 , Madigaan

Total 46