Beesha Muuse Ismaaciil Bari Oo Raali Galin U Dirtay Beesha Ba Sanbuur Ee Diritu Ku Dhex Martay Tuulada Ceeryaan. Qiratayna Inay Gacanta Ku Horeeyeen

Ceerigaabo (Salaanmedia.com)_ Beesha Muuse Ismaaaciil Bari Ee H Yoonis Oo Raali Galin Siisay Beesha Ba Sanbuur Ee Biciido Ee Dirirtu Ku Dhex Martay Deegaanka Ceeriyaan Una Qirtay Inay Gacanta Ku Horeeyeen kana Xaal Marin Doonaan

https://youtube.com/watch?v=-cK-rt0Bi4U