Cabdiweli Gaas Iyo Wakiilka Xog-hayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Ka Wadahadlay Dagaalka Tuke-raq Ee Somaliland Iyo Puntland

Garoowe (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa xarunta madaxtooyada Puntland ee dulleedka magaalada Garoowe ku qaabilay wafti uu hoggaaminayay wakiilka gaarka ah ee xoghaya guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya, Michael Keating oo wada-hadal gaar ah ay yeesheen, waxaanay ka si gaar ah uga wada-hadleen xaaladda deegaanka Tukaraq , halkaas oo ay isku horfadhiyaan ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo Somaliland,

Halkan hoose ka DAAWO