DAAWO: “Anigu Suldaan Xasan Uma Aqoonsani Suldaan, Faysal Iyo Cali Khaliif-na Muuse Biixi Ayay Matallayaan..” Guddoomiyaha Guddiga Garxajis

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ )-Suldaan Axmed Cismaan Caddo-gude oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland ayaa si adag uga hadlay hadal dhawaan ka soo yeedhay Suldaanka guud ee beelaha Habar Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Suldaan Cabdiraxmaan,

Halkan hoose ka DAAWO