DAAWO: Beer La Garan Wayay Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Ka Hadlay

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Ciidammada ammaanka gobolka Gabiley ayaa xalay kaantaroolka galbeed ee magaaladaasi ku qabtay beer la garan wayay nooc uu yahay. Beerkani ayay sheegeen ciidamadu in laga keenay dhanka Itoobiya isla markaasina loo waday magaalada Hargeysa,

Halkan hoose ka DAAWO