DAAWO: “Dadkan Uu Wasiirrada Ka Dhigtay Wajiyadooda Ayaan Garanayn…” Khilaaf Hor Leh Oo Ka Dhex Qarxay Xisbiga KULMIYE Iyo Madaxweyne Biixi

Hargaysa (Salaanmedia.com) Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE Md. Shaamac shabeel ayaa sheegay inay inay la xisaabtami doonaa Madaxweyne Muuse Biixi, Halkan hoose ka DAAWO