DAAWO: Ergada Dhaqanka Ee Nabadaynta Ceel Afweyn Oo Baaq Culus U Diray Labada Beelood Ee Shalay Ku Dagaalamay Deegaanka Ceeryaan

Burco (Salaanmedia.com)_ Ergada Nabadaynta Deegaanka Ceel Afweyn ee Dhaqan kana kooban Dhamaanba Beelaha Somaliland ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Ceel Afweyn waxaa ay baaq nabadeed uugu direen Beelaha Ku Dagaalayn maalinimadii Shalay Deegaanka CEERYAAN ee gobolka Sanaag.
Ergadan uu iskugu jirta sulaadiin, Caaqilo, Jiif Caaqilo iyo ningarbood ka Ergadaasi ayaa Baaq nabadeed si wada jira ugu diray labada beelood ee shalay shaqaaqadu ku dhex martay Deegaanka Ceeryaan,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan