Daawo:- Madax-dhaqameed Iyo Waxgard Reer Gar-Adag Ah Oo Taageeray Nabadeynta Ceel-afweyn Dadafeeyayna Xubno Ay Hadallo Kasoo Yeedheen

Garadag (Salaanmedia.com)_ Madax-dhaqameed Iyo Waxgarad Ka Hadlay Degmada Gar-adag ayaa Taageero Buuxda Umuujiyay Shirka Nabadaynta Ee Ka socda Ceel-afway Sida oo kalena waxa ay Si Adag uga hor yimaadeen hadallo hore ugasoo yeedhay qaar ka mida Bulshada Reer Gar Adag oo ay ku sheegeen in aanay matalin Dadka Uga qayb galaya nabadaynta Ceel-afwayn

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=hyzmXpju6uU