DAAWO: Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Hadda U Ambabaxay Deegaanka Ceel-afweyn Ee Ay Colaadu Ka Taagan Tahay

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhawayd ka ambabaxay magaalada Hargeysa iyaga oo ku sii jeeda deegaanka Ceek-afweyn ee ay ka taagan tahay colaadda u dhaxaysa labada beelood ee walaalaha ah,

Halkan hoose ka DAAWO