DAAWO: Suldaanka Beesha Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Kulankii Farmaajo Iyo Faysal Cali Waraabe Iyo Tallaabada Laga Qaadayo

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Suldaanka guud ee beesha Madaxweyne Muuse Biixi Suldaan Maxmed Suldaan Axmed Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye ayaa ka hadlay kulan dhawaan magaalada Brussles ku dhex-maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo iyo guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe,

Halkan hoose ka DAAWO