DAAWO: Suldaanka Guud ee Beelaha Bariga Burco oo Ka Hadlay Shaqaaqadii Ceeryaan, Lana Kaftamay Madax-dhaqameedka Garxajis.

Ceeriyaan (Salaanmedia.com)_ Suldaanka guud ee beelaha Bariga Burco Suldaan Cabdillaahi ayaa ka hadlay labadii wiil ee walaalaha ahaa ee lagu dilay Ceeryaan.