DAAWO: “Wasiir Sacad Lacagtii Siyaasadda Arrimaha Dibadda Loogu Tallo-galay Jeebadda Ayuu ….” Xildhibaan Kijaandhe Oo Eedaymo Culus U Jeediyay Wasiir Sacad

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Guddoomiyaha Guddida arrimaha dibadda Ee golaha wakiillada Somaliland Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe ayaa waxaa uu maanta dhaliilihii ugu cuslaa u jeediyey Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire,

Halkan hoose ka DAAWO