DAAWO: Wasiirka Biyaha Oo Sheegay In Ciidammada Puntland Jidgooyo Ku Dileen Taliyihii Millateriga Somaliland Ee Aagga Taleex Iyo Maayirkii Oo La Dhaawacay

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa sheegay in ciidamada Puntland jidgooyo ku dileen Gaashaanle Saleebaan Cabdi Caatay oo ahaa taliyihii millateriga Somaliland aagga Taleex.
Maayirka Taleex ayaa isna dhaawac culus soo gaadhay.
Wasiir Saleebaan Cali Koore, waxa uu sheegay in tallaabo deg-deg ah ay qaadidoonaan Ciidamada Somaliland,

Halkan hoose ka DAAWO