DAAWO: “Waxa Aan Ka Doonaynaa Beesha Garxajis Meel Kasta Oo Ay Ku Nooshay In Ninkaa La Hor-Keeno Maxkamadda Caalamiga Ah…” Madax-dhaqameedka Beelaha Garxaajis Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxii Goobjoogeyaashii Doorashada

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddida Madax-dhaqameedka Beelaha Garxaajis oo maanta Warbaahinta kula Hadley Hargeysa waxaa ay hanjabaad culus u direen madaxii goob-joogayaasha doorashadii madaxtooyadda Somaliland oo ay sheegen in Shirkii beesha Garxaajis wax aaney u qalmin ku sheegay oo uu ku eedeeyey,

Halkan hoose ka DAAWO