DAAWO: “Xildhibaannada Reer Gabiley Ee Qabyaalada Ugu Hadlay Madaxweynaha Waxa Aanu Leenahay…” Golaha Caynaba Oo U Soo Jawaabay Dhiggooda Gabiley Iyo Berbera Taageera-na Muujiyay Maayirka Burco

Caynaba (Salaanmedia.com)_ -Xildhibaannada golaha Deegaanka ee degmada Caynaba ayaa u soo jawaabay golleyaasha deegaanka Degmada Berbera iyo Gabiley, waxaanay taageero u muujiyeen Maayirka degmada Burco Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan (Maayir Muraad),

Halkan hoose ka DAAWO warkan