[Deg Deg] :- Beesha Biciide Oo Shuruud Ku Xidhey Bilowga Nabadeynta Ceel Afweyn ..” Boqor Buudmadow Baa Naga Maqan ..” +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Saladiinta Guud ee
labada Beelood ee ku dagaalamey deeganka Ceel Afweyn ayaa waxaa ay sheegeen maantain ciidamadii la kala qaadey isla marka aaaney jirin ciidan Meel ku urursani
Sidoo kale Suldaanka guud ee Beesha Bariga Burco oo la weydiiyey in la bilaabo ka gar naqa dagaaladan soo noq noqdey in ay diyaar yahiin dhinacooda ayaa waxaa uu suldaanku sheegay in aaney maanta diyaar aheyd oo ay doonayaan in la sugo Boqor Buudmadow oo maanta ka soo baxay magaalada Hargeysa ilaa inta uu u imaanayana aaaney gun madhneen
Suldaan Gartii ma bilaabeynaa oo diyaar ma idinka tahay xagiina .. ayuu weydiiyey sheekh Ismaciil Dheeg Suldaanka
” Mayee waxbaa naga dhiman Buur Madow oo saaka Hargeysa ka soo baxay , maalintii hore-na waanigii sheegay xaajigaas ilaa uu noo imaado ma gun madhni ” ayuu suldaanka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=hALNjVggB-M