[Deg Deg] :- Ciidanka Booliska Somaliland Oo Iminka War Cusub Ku Dhawaaqey , Dad-na Qab Qabtey + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Hogaanka sare ee ciidanka Booliska Somaliland oo
goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley xarunta taliska ciidanka ayaa waxaa ay shaaciyeen ay saaka gudaha magaalada Hargeysa ay ka bilaabeen hawl gal ay ku qab qabanayeen dadka aan haysanin sharciga baabuur wadista iyo sidoo kale Baabuurta aanu sharcigoodu u dhamays tirneen .
Sidoo kale Taliska Booliska ayaa cadeeyey in ay qab qabteen dad iyo baabuur badan oo aan sharcigoodu dhameys tirneen isla markaana hawl galka ay saaka Bilaabeen uu noqon doono mid aan joogsan doonin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=9KCevFdhA9o