[Deg Deg Daawo] :- Dayax Madoobadkii Ugu Weynaa Oo La Sadaaliyey Iyo Xiliga Uu Dhacaayo

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Waxaa La sadaaliyey in dayax
moodabaadkii ugu weynaa qarniga 21 aad uu dhici doono todobaadkan .
Dayax Moodabaadkan ayaa dalalka bariga Africa laga arki doona 9:30 Fiidnimo isaga oo la sheegay inuu gabi ahaanba gaduud isku bedali doono inta u dhaxeysa 10:30 ilaa 12: 13 Am

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=9V3-Ep0P5Ek