[Deg Deg] :- Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Oo Iscasilaya Iyo Wakhtiga +[ Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Hargeysa(Waaberi):-Guddoomiyaha
golaha Guurtida Somaliland Md.Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa la filayaa in uu dhawaan banneeyo oo uu iska casilo xilka guddoomiyenimo ee golahaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=JJY6rdra4ys