[Deg Deg] :- Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Si Dhoolatus Ah Hargeysa Loogu Soo Dhaweeyey Eedeymo Culusna U Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi +[ Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah
ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa manta si diiran oo dhoolatus u muuqda loogu soo dhaweeyey madaarka magaalada Hargeysa .
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ugu horeyn uu si adag u difaacay kulankii uu Magaalada Brussels uu kula yeeshay madaxweyne Farmaajo , waxaana uu eedeymo culus u jeediyey siyaasiyiin kulankaasi dhaliilay
Sidoo kale Faysal ayaa eedeymo culus u jeediyey hogaaminta madaxweyne Muuse Biixi isaga oo cadeeyey in marka ay arinta Ceel Afweyn dhamaato la isku iman doono talo qaran oo dalkan lagag tashanaayo ayihiisa .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=FnRnaLZ7UV0