[Deg Deg ]:- Guurtida Oo Ka Hadashey Inuu Saleebaan Iscasilaayo + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Cawil Dawiil oo
ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu ka hadley wararka sheegaya inuu gudoomiyaha golahaas Md Saleebaan uu qorsheynaayo inuu xilka gudoomiye nimo iska Casilo
Xildhibaanka ayaa wararkaasi ku tilmaamay qaar aan jirin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=p0DuI2iCn9w