[Deg Deg] :- Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Iminka Xil Ka Qaadis Sameeyey + [Muuqaal ]

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Raysal wasaaraha Somaliya Md Xassan Cali Khayre
ayaa waxaa uu goor dhaweyd xilkii ka qaadey wasiirkii Diinta iyo Awqaafta dalka Somaliya isla markaana waxaa uu xilkaasi si ku meel gaadh ah ugu sii dhiibey wasiirul dawlaha wasaaradaasi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=yTDO24nOwpQ